Ku soo dhawoow XORIYAD

Bilow Safarkaaga Xoriyad Dhaqaale

Bilow Safarkaaga Xoriyad Dhaqaale

Bilow Safarkaaga Xoriyad Dhaqaale

Xoriyad waa madal af-Soomaali ah oo kaa caawinaysa inaad barato maamulka lacagta, maalgashiga, iyo dhisidda hanti xalaal ah.

Xoriyad waa madal af-Soomaali ah oo kaa caawinaysa inaad barato maamulka lacagta, maalgashiga, iyo dhisidda hanti xalaal ah.

Abdillahi Nur, founder of Xoriyad
Abdillahi Nur, founder of Xoriyad

Arrimaha Aan Ka Hadalno

Arrimaha Aan Ka Hadalno

Xoriyad Dhaqaale

Haddii aad ku cusub tahay Budgeting, aad rabto inaad bilowdo Investing, ama hadafkaagu yahay inaad hanti dhisto, halkan ayaad ka bilaabaysaa.

Haddii aad ku cusub tahay Budgeting, aad rabto inaad bilowdo Investing, ama hadafkaagu yahay inaad hanti dhisto, halkan ayaad ka bilaabaysaa.

01

01

Personal Finance

Personal Finance

Personal Finance

Budgeting, saving, deyn bixinta, iyo sida lacagtaada si fiican loogu maamulo.

02

02

Halal Investing

Halal Investing

Halal Investing

Stocks, ETFs, real estate, iyo fursadaha kale ee maalgashiga xalaasha ah.

03

03

Building Wealth

Building Wealth

Building Wealth

Sida loo maamulo lacagta loona dhiso hanti adiga iyo qoyskaaga anfaca.

Abdillahi Nur, founder of Xoriyad
Abdillahi Nur, founder of Xoriyad

XORIYAD

Maxaad Helaysaa?

Xoriyad Community

Community bilaash ah oo aad su’aalo ku weydiin karto, fikradaha iyo guulahaaga kula wadaagi karto, kana baran karto dadka kale.

Market Brief

Market Brief toddobaadle ah oo Stock Market-ka, Crypto, iyo dhaqaalaha adduunka si fudud oo af-Soomaali ah kuugu sharxaya.

Free Resources

Templates iyo guides bilaash ah oo kaa caawinaya Budgeting, Net Worth, Halal Investing, iyo kuwo kale oo badan.

Videos

Waxaan ka hadalnaa arrimo muhiim u ah dhaqaalahaaga: laga bilaabo sida lacagta loo maamulo, Budget loo sameeyo, deynta loo bixiyo, ilaa maalgashiga xalaasha ah iyo dhisidda hanti.

FREE RESOURCES

Free Resources

Templates iyo guides bilaash ah oo kaa caawinaya inaad lacagtaada maamusho, maalgashiga barato, oo aad la socoto horumarkaaga dhaqaale.

Monthly Budgeting Template

TEMPLATE

Lacagtaada maamul, bil kasta.

Halal Investing 101

GUIDE

Baro sida loo bilaabo maalgashiga xalaasha ah.

Xoriyad Dhaqaale Checklist

CHECKLIST

Roadmap-kaaga Xoriyad Dhaqaale.

WEEKLY MARKET BRIEF

La Soco Suuqyada

Hel Market Brief toddobaadle ah oo af-Soomaali kuugu sharxaya wararka ugu muhiimsan ee suuqyada iyo dhaqaalaha adduunka.

Free. Unsubscribe anytime.